Erik ten Hag ayaa ka dhawaajiyay inuu jeclaan lahaa Manchester United inay la soo saxiixato Declan Rice suuqii xagaaga. Ciyaaryahanka khadka dhexe ee England ayaa ka mid ah ciyaartoyda ugu muhiimsan Mikel Arteta xilli ciyaareedkan,
Xiddiga daafaca uga ciyaara Man City ee Kyle Walker ayaa sheegay ama magacaabay kooxda uu jeclaan lahaa in ay ku guulaysato premier League. Kooxaha Arsenal, Man City Liverpool ayaa ku tartamaya horyaalka premier League xilli