Inter Milan Oo Todobaadkan Loo Caleemo Saari Doono Horyaalnimada Serie A

Horyaalada yurub ayaa galaya kulamadii ugu dambeeyay ee xilli ciyaareedka.

Kooxda Inter ayaa qarka u saaran in ay ku guulayataan horyaalka Serie A xilli ciyaareedkan todobaadkan.

Inter ayaa hogaaminaysa horyaalka Serie A iyada Oo wacdaro ka dhigayaa horyaalka.

Inter ayaa todobaadkan ku guulaysan doonta horyaalka Serie A iyada Oo 5 kulan ka dhimantahay dhamaadka xilli ciyaareedka.

Inter ayaa todobaadkan la Ciyaari Doonta kooxda ay xafiiltamaan ee Ac Milan.

Hadii ay ka  badiyaan Ac Milan waxa loo caleemo Saari Doonaa horyaalnimada iyada Oo 5 kulan ka dhimantahay dhamaadka xilli ciyaareedka.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga