Xiddigaha Caawinta Ugu Badan Sameeyay 5-ta Horyaal Ee Ugu Waaweyn Yurub Oo La Soo Saaray.

In aad samaysid caawinta ugu badan yurub ma ahan mid fudud laakiin bixitaanka Lionel Messi ayaa laga yaabaa inay caqabada ka dhigto mid ka fudud sidii hore oo ay samayn karaan xiddigaha horyaalada ugu waaweyn yurub.

Ka bixitaankii Messi ee Paris Saint-Germain kuna biiray Inter Miami ee MLS waxay la macno tahay in xiddiga Argentina oo ka mid ahaa xiddigaha ugu fiicanta badan yurub 5-ta horyaal ee ugu waaweyn uuna ka mid ahayn tartanka.

Iyada oo uuna Messi ku jirin tartanka, xiddigaha De Bruyne & Griezmann ayaa ka mid ah xiddigaha u tartamaya caawiyaha ugu fiican 5-ta horyaal ee ugu waaweyn.

Weeraryahanka Liverpool Mohamed Salah waa ciyaaryahan kale oo caan ah oo leh rikoor caawineed oo aad u fiican.

Caawinta ayaa ah mid ka duwan goolasha sidaas darteed waxa laga yaabaa in aad aragtid xiddigo lama filaan ah xilli ciyaareedkan.

Xiddiga garabka uga ciyaara Bayern Munich ee Leroy Sane             ayaa ah xiddiga ugu caawinta badan badna 5-ta horyaal ee ugu waaweyn isaga oo sameeyay 11 caawin.

Waxa ku xiga 4 xiddig oo kala ah Kieran Tripper, Ollie Watkins, Pascal Gross iyo Florian Wirtz kuwaas oo dhamaantood sameeyay 10 caawin ilaa haatan xilli ciyaareedka.

Halkan Kaga Bogo xiddigaha caawinta ugu badan sameeyay 5-ta horyaal ee ugu waaweyn:

Player Team Assists
Leroy Sane Bayern Munich 11
Kieran Tripper Newcastle 10
Ollie Watkins Aston Villa 10
Pascal Gross Brighton 10
Florian Wirtz Bayer Leverkusen 10
Mohamed Salah Liverpool 9
Pedro Neto Wolves 9
Alejandro Grimaldo Bayer Leverkusen 9
Julian Brandt Dortmund 8
Jan-Niklas Beste Heidenheim 8
Olivier Giroud AC Milan 8
Alex Baena Villarreal 8
Pedro Porro Tottenham 7
Toni Kroos Real Madrid 7
Rafael Leao AC Milan 7
Marcus Thuram Inter 7
Victor Boniface Bayer Leverkusen 7
Xavi Simons RB Leipzig 7
Darwin Nunez Liverpool 7
Savio Girona 7
Pierre-Emerick Aubameyang Marseille 7
Bukayo Saka Arsenal 7
Ousmane Dembele PSG 7
Thomas Muller Bayern 7
Phil Foden Man City 7
Julian Alvarez Man City 7
Chris Fuhrich Stuttgart 7
Leon Bailey Aston Villa 7
Jeremie Frimpong Bayer Leverkusen 6
Felipe Anderson Lazio 6
Federico Dimarco Inter 6
Paulo Dybala Roma 6
James Ward-Prowse West Ham 6
Jonas Hofmann Bayer Leverkusen 6
James Maddison Tottenham 6
Nico Williams Athletic Bilbao 6
Vincenzo Grifo Freiburg 6
Harry Kane Bayern Munich 5
Takumi Minamino Monaco 5

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga