
Xiddiga kooxda PSG ee Kylian Mbappe ayaa si RASMI ah u Xaqiijiyay in uu ka tagi doono kooxda PSG dhamaadka xilli ciyaareedkan.
Mbappe ayuu heshiiskiisa PSG dhacayaa dhamaadka xilli ciyaareedkan isaga Oo qaab xor ah uga tagaya kooxda reer France.
“Aad ayay u adagtahay In Aan ka tago PSG iyo France”ayuu Mbappe yidhi.
“Waxana rajaynayaa in Aan koob kale kula guulaysto PSG xilli ciyaareedkan”.
“Waxa aan doonayaa in Aan u mahad celiyo, xiddigaha kooxda, Shaqaalaha iyo waliba tababarayaashii aan la Soo shaqeeya”ayuu sii raaciyay
Be the first to comment