DEG-DEG: Xabi Alonso Oo Ogolaaday In Uu Tababare U Noqdo Liverpool Laakiin…

Tababaraha Kooxda Bayer Leverkusen ayaa lagu soo waramayaa in uu ogolaaday in uu tababare u noqdo kooxda Liverpool.

Xabi ayaa ogolaadya in uu shaqada ka badalo Klopp dhamaadka xilli ciyaareedkan marka uu isaga tago kooxda.

Sida laga soo xigtay saxafiga Sacha Tavolieri, Liverpool ayaa wadahadalo la furtay tababare Xabi Alonso si ay ugu badasho Klopp.

Isla saxafiga ayaa sheegaya in uu Xabi ogolaadya in uu ku biiro kooxda Liverpool dhamaadka xilli ciyaareedkan.

Si kasta ha ahaatee heshiiska ayaan la shaacin doonin ilaa dhamaadka xilli ciyaareedkan.

1 Comment

Dhiibo Fikirkaaga