Koox Talyaani Ah Oo Dalab Ka Gudbinaysa Bellingham, Maaha Sidaas Monday.

Kooxaha talyaaniga ayaa lagu Soo waramayaa in ay isku diyaarinayaan in ay dalab ka gubiyaan xiddiga kooxda Sunderland ee Jobe Bellingham sida ay sheegayaan wararku.

18-jirkan ayaa xagaagii isaga tagay kooxda Birmingham waxana uu ku biiray kooxda Sunderland wuxuuna ilaa hadda u soo muuqday 39 jeer kooxda Mike Dodds xilli ciyaareedkan.

Sida laga Soo xigtay wargayska mirror kooxda Lazio ayaa doonaysa saxiixa jobe Bellingham xagaag.

Jobe ayaa doonaya in uu maro wadadii walaalkiis una ciyaaro kooxda ka ciyaarta tartamda waaweyn ee qaarada yurub.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga