Xavi Oo Ka Warbiyay Dhaawac Soo Gaadhay Gundogan.

Tababaraha kooxda Barcelona ee xavi ayaa sheegay in dhaawac yar Soo gaadhay Xiddiga khadka dhexe ee Ilkay Gundogan intii ay socotay ciyaartii Alaves.

Xiddiga khadka dhexe ayaa la badalay intii ay socotay ciyaartu kadib markii uu sii wadan Kari waayay.

xavi ayaa Sheegay in dhaawac Xiddiga ahayn mid halis ah.

Wax dhaawac ah ma jiraan maanta. Gundogan ayaa jug ka soo gaartay dhabarka, laakiin waxba ma ahayn,” Xavi ayaa u sheegay suxufiyiinta isagoo dejinaya cabsida dhaawaca ee ku hareeraysan ciyaaryahanka khadka dhexe.

“Waxaan bedelay Pedri sababtoo ah wuu daalan yahay, waxaan keenay Fermin [Lopez] si aan u siiyo lugo yar kooxda.”

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga