Warbixin: Xiddig U Wada Ciyaaray Laba Dal Oo Qaarada Africa Ka Dhisan.

Xiddigo badan ayaa xulalka ama qaramada isku badalay qaarada Africa xirfadooda ciyaareed.

Inta badan ciyaartoyada kubada cagta ayaa ku riyooda in ay u ciyaaraan xulka uu dhalasho ahaan ka soo jeedo.

Laakiin duruufo badan awgeed ayaa keenta in uu ciyaartoy fursad u waayo in uu matalo xulka qaranka uu u dhashay.

Taas ayaa keenta in ay xiddigo badan badalaan xulkooda isla markaas u ciyaara xul kale oo uu Hooyadii ka soo jeedo ama uu xidhiidh kale la leeyahay.

Hadaba warbixintan waxa aan ku soo bandhigi doonaa xiddigo iska badalay xulkooda qaarada Africa una ciyaaray xul kale oo ka soo jeeda Africa:

Samuel Nlend  (Cameroon) -> Central African Republic

Elber Binha   (Angola) ->  (Cape Verde)

David Sambissa (Congo) ->  ( Gabon)

Roger Aholou (Ivory Coast) -> (Togo)

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga