WARBIXIN: Xulalka Tirada Ugu Badan Ku Guulaystay Tartanka Euro championship.

Waxa la isku diyaarinayaa tartanka Euro 2024 oo lagu qaban doono dalka Germany.

Xulalka ayaa isku diyaarinaya in ay isku dayaan in ay ku guulaystaan koobka Euro 2024 sanadkan.

Waxa jira xulal ku guulaystay koobka in ka badan xulal kale taariikhda tartanka tan ilaa markii la aas-aasay tartanka.

Xulka Germany ee marti galinaya tartanka ee Germany iyo sidoo kale xulka Spain ayaa ah labada xul ee ugu guulaysiga badan ee tartanka Euro championship.

Xulalka Germany iyo Spain ayaa min 3 jeer ku guulaystay tartanka Euro championship.

Waxa ku xiga xulalka Italy iyo France oo min 2 jeer ku guulaystay tartanka Euro championship.

Halkan Kaga Bogo xulalka ugu guulaysiga badan tartanka Euro championship.

Germany: 3 jeer

Spain: 3

Italy: 2

France: 2

Netherlands: 1

Czechia: 1

Slovakia: 1

Russia: 1

Greece: 1

Denmark: 1

Portugal: 1

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga