WARBIXIN: Suarez, Henderson, Sancho & 10-kii Saxiix Ee Ugu Fiicnaa Ee La Sameeyay Suuqii January.

Waxa dhawaan soo xidhmay suuqii January kaas oo la sameeyay saxiixyo kala duwan bishii uu furnaa suuqu.

Kooxaha Barcelona, Man City iyo Bayern Munich ayaa sameeyay saxiixyo kala duwan oo ay doonayeen in ay ku xoojiyaan kooxdooda.

xiddigo ay ka mid yihiin Sancho, Suarez iyo Jordan Henderson ayaa ku biiray xiddigo cusub intii uu furnaa suuqa January.

Kadib markii uu xidhmay suuqa waxa la soo saaray 10-kii saxiix ee ugu fiicnaa suuqii January ee la soo dhaafay.

Halkan Kaga Bogo saxiixyadii ugu fiicnaa ee la sameeyay suuqii January.

Luis Suarez (Inter Miami)

Jadon Sancho (Dortmund)

Jordan Henderson (Ajax)

Sacha Boey (Bayern Munich)

Vitor Roque (Barcelona)

Bryan Zaragoza (Bayern Munich)

Tajon Buchanan (Inter Milan)

Claudio Echeverri (Man City)

Timo Werner (Tottenham)

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga