Shaxda Ay Chelsea Iyo Man United Isaga Hor Iman Karaan Kulanka Caawa.

Kooxaha Man United iyo chelsea ayaa isaga hor iman doona garoonka Stamford Bridge kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Labada kooxood ayaa u baahan in ay badiyaan si ay ula heshiiyaan taageerayaashooda kadib markii ay natiijooyin xun keeneen kulamadii ugu dambeeyay.

Chelsea ayaa la filayaa in ay ku soo gasho shaxdda ugu adag si ay uga baxaan natiijooyinka xun ee ay ku jiraan horyaalka premier League.

Dhinaca kale kooxda Man United ayaa doonaysa in ay ku dhawaato kooxaha kula tartamaya boosaska champions League xilli ciyaareedka dambe.

Halkan Kaga Bogo shaxda ay isaga hor iman karaan kulanka adag ee caawa:

Man United: Onana; Dalot, Varane, Maguire, Wan-Bissaka; Mainoo, McTominay; Garnacho, Fernandes, Rashford; Hojlund

Chelsea: Petrovic; Disasi, Silva, Badiashile, Cucurella; Caicedo, Fernandez; Palmer, Gallagher, Sterling; Jackson

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga