Erling Haaland Oo Jabiyay Rikoodh Xun Oo Uu Darwin Nunez Ka Dhigay Premier League.

Weeraryahanka Manchester City Erling Haaland ayaa diiwaan galiyay rikoor xun kulankii ay Man City Bar-Baraha la gashay kooxda Chelsea.

Kooxda Pep Guardiola ayaa 2 dhibcood ku lumisay kulanka premier League tartanka horyaalka premier League.

Haaland ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib xilli ciyaareedkan isaga oo dhaliyay goolal muhiim ah.

Laakiin xiddiga ayaa si weyn ugu dhibaatooday kulankii Chelsea ee horyaalka premier League.

Haaland ayaa dhaliyay 16 gool horyaalka preier League laakiin waxa uu jabiyay rikoodh goolasha laga filayay kulankii chelsea.

Erling Haaland ayaa 1.17 laga filayay goolal kulankii ay Man City bar-baraha la gashay kooxda chelsea.

Haaland ayaa jabiyay rikoodh uu dhigay Darwin Nunez horyaalka premier League xilli ciyaareedkan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga