DEG-DEG: Isku Aadka FA Cup-ka Oo La Soo Saaray.

Waxa la soo saaray Semi-final-ka tartanka FA Cup-ka xilli ciyaareedkan.

Kooxaha Man United, Man City, Chelsea iyo Wolves ayaa isku arki doona garoonka Wembley wareega Semi-final-ka tartanka.

Kooxaha ayaa haatan ogaadya sida ay iskula ciyaari doonaan wareega Semi-final-ka tartanka FA Cup-ka.

Halkan Kaga Bogo isku aadka wareega Semi-final-ka tartanka:

Man City Vs Chelsea

Coventry City Vs Man United.

1 Comment

Dhiibo Fikirkaaga