DEG-DEG: Baskii Xiddigaha Real Real Ee Champions League Oo Shil Galay.

Baska kooxda Real Madrid ayaa shil galay xilli ay ku sii jeedeen garoonka RB Leipzig.

Kooxda La Liga ayaa u safreysa Germany si ay ula ciyaarto wareega 16ka habeenka talaadada.

Kooxda ka dhisan La Liga ayaa u safreysa Germany si ay ula ciyaarto wareega 16ka habeenka talaadada.

Kooxda Real Madrid ayaa saaka ka degtay magaalada Erfurt ee dalka Germany iyaga oo u socda masaafo 100-mile ah si ay u ciyaaraan kulanka.

Sida laga soo xigtay Wargayska Bild, baskii ay saarnaayeen xiddigaa Real Madrid ayaa galay shil kadib markii ay isku dheceen baabuurka loo yaqaano “TAYOTA” oo cadaan ah.

Ma jiro wax halis ah oo gaadhay xiddigaha kooxda Real Madrid waxana ay haatan isku diyaarinayaan kulanka adag ee habeen dambe.

1 Comment

Dhiibo Fikirkaaga