Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League Oo La Soo Saaray.

Shabakada Livescore ayaa soo saartay shaxda ugu fiican todobaadka premier League.

Kadib markii la ciyaaray kulamadii horyaalka Sabtidii iyo Axadii waxa la soo saaray shaxda ugu fiican.

Arsenal ayaa xasuuqday West Ham halka ay kooxaha Man City iyo Liverpool guulo isugu jawaabeen kulamadii ay ciyaareen.

Man United ayaa dhinacooda guul muhiim ah ka gaadhay kooxda Aston Villa iyaga oo badiyay kulan muhiim ah.

Arsenal ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 5 xiddig kadib markii ay xasuuqeen West Ham.

Dhinaca kale Kooxaha Man United, Newcastle, Liverpool, Nottingham Forest, Man City iyo Fulham ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga