
Kooxda Man United ayaa garoonkeeda Old Trafford ku soo bandhigtay saxiixyadeeda cusub ee Patrick Dorgu & Ayden Heaven.
Man United ayaa la soo saxiixatay xiddigaha Patrick Dorgu & Ayden Heaven oo ay la soo wareegtay suuqa January.
United ayaa xiddiga Patrick Dorgu kala soo wareegtay kooxda Lecce oo ay ka soo bixiyeen lacag dhan 40 milyan oo euro.
Man United ayaa xiddiga Ayden Heaven kala soo wareegtay kooxda Arsenal kadib markii uu dhacay heshiiskii uu kula jiray Gunners.
Ka hor kulanka Crystal Palace, Man United ayaa garoonkeeda Old Trafford ku soo bandhigtay saxiixa xiddigaha Patrick Dorgu & Ayden Heaven.
Be the first to comment