
Kooxda Man United ayaa la kulantay dhirbaaxo kadib haawac soo gaadhay xiddiga Lisandro Martinez.
Man United ayaa la ciyaaraysa kooxda Crystal Palace kulan ka socda Old Trafford kana tirsan horyaalka premier League.
Lisandro Martinez ayuu dhaawac soo gaadhay isaga oo kubad kula dagaalamaya xiddig u ciyaara kooxda Crystal Palace.
Xiddiga reer Argentine ayaa garoonka looga saaray sariirta dhaawaca lagu qaado isaga oo ooyaya.
Dhaawaca Lisandro Martinez ayaa laga yaabaa in uu yahay mid halis ah waxana laga yaabaa in uu maqnaado inta ka dhiman xilli ciyaareedka.
MARTINEZ NOOO 💔 pic.twitter.com/4YF5PGUQ4r
— Frank🧠🇵🇹 (fan) (@AmorimEra_) February 2, 2025
Be the first to comment