10-ka Ciyaaryahan Ee Ugu Mushaharka Badan Koobka Africa Oo La Shaaciyay

Xiddigo badan ayaa ka tagay kooxohooda bishan si ay u soo gutaan waajibaadka xulka qarankooda tartanka koobka Africa.

Wakhtigan xaadirka ah kubada cagta waxa ay keentaa caanimo iyo waliba mushaharo aad u qaali ah.

Iyada oo tartanka Africa marayo meel xiiso leh isla markaas la galay wareega Semi-final-ka tartanka koobka Africa.

Waxa la soo saaray liiska 10-ka xiddig ee ugu mushaharka badan Koobka Africa ee haatan socda.

Waxa tartanka ka qayb galay xiddigo caan ku ah kubada cagta kana mid yihiin Mohamed Salah, Riyad Mahrez, Sadio Mane & Victor Osimhen.

Xiddiga xulka Algeria ee Riyad Mahrez ayaa ah xiddiga ugu ushaharka badan isaga oo todobaadkii qaata 860 kun oo Gini todobaadkii.

Waxa ku xiga xiddiga Sadio Mane kaas oo qaata 657 kun oo Gini halka uu ku xigo xiddiga xulka Senegal ee Koulibaily kaas oo qaata 570 kun oo Gini.

Halkan hoose kaga bogo xiddigaha ugu mushaharka badna Afcon:

How the top ten highest paid Afcon stars look

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga