“10-0″Vinicius Junior Oo Saadaaliyay Natiijada Man City Vs Real Madrid Ee Champions League, Daawo.

Xiddiga Vinicius Junior ayaa sii saadaaliyay kulanka ay kooxdiisu la ciyaari doonto Man City kulan ka tirsan champions League.

Kooxaha Real Madrid iyo Man City ayaa ku kulmi doona 8 dhamaadka champions League iyada oo labada kooxood u dagaalamayaan wareega 4 dhamaadka.

Ka hor kulank Vinicius Junior Ayaa ciyaar gacmeed (Game) ku saadaaliyay kulanka isaga oo ku ciyaarayay kooxdiisa Real Madrid.

Xiddiga Vinicius Junior ayaa Man City kaga badiyay 10/0 Ciyaar gacmeedka isaga oo xitaa muuqaalka dabaal-dagay.

Xiddiga reer Brazil ayaa rajaynaya in natiijada uu ku badiyay ciyaar gacmeedka ay noqoto mid run ah marka ay labada kooxood kulmaan.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga