Xulka Qaranka Somalia Oo Guuldaro Ku Bilowday Is Reeb-Reebka Koobka Africa.

Xulka Qaranka Somalia ayaa guuldaro kala kulmay xulka Qaranka Eswatini kulan ka tirsanaa is Reeb-Reebka Koobka Africa.

Xulka Somalia Oo Marti loo ahaa ayaa ciyaarta si dar-dar leh ku bilowday ciyaarta.

Xulka Qaranka Eswatini ayaa qaybta hore ee ciyaarta ku hogaaminayay 2/0.

Qaybta dambe ayuu xulka Somalia si fiican u ciyaarayay laakiin waxa ka dhimanayd dhamaystirka fursadaha.

Xulka Qaranka Eswatini ayaa qaybtii dambe dhaliyay goolka 3-aad iyaga Oo ciyaarta ka dhigay 3/0.

Waxa sidaas ku dhamaatay ciyaarta oo xulka Somaliya lagu garaacay 3/0

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga