Xiddigaha Goolasha Ugu Badan Ku Lug Leh 5-ta Horyaal Xilli Ciyaareedkan Oo La Soo Saaray.

Xilli ciyaareedkan waxa meel xiiso leh maraya tartamada kala duwan ee qaarada yurub.

Horyaalada ugu waaweyn ayay xiddigo badan wacdaro ka dhigayaan ilaa haatan.

Xilli la marayo qaybtii dambe ee xilli ciyaareedka xiddigo badan ayaa muujiyay awoodooda.

Waxa la soo saaray liiska xiddigaha goolasha ugu badan ku lugta leh ilaa haatan xilli ciyaareedka.

Xiddiga kooxda Real Madrid ee Jude Bellingham ayaa ilaa haatan ku lug leh 28 gool iyo caawin ilaa haatan.

Xiddiga Real Madrid ayaa ciyaaray 29 kulan horyaalka La Liga xilli ciyaareedkan.

Waxa ku xiga xiddiga kooxda Aston Villa ee Ollie Watkins kaas oo 34 kulan ku lug leh 28 gool iyo caawin.

Hadaba Halkan Hoose sawirka kaga bogo xiddigaha goolasha ugu badan ku lug leh 5-ta horyaal ee ugu waaweyn yurub.

May be an image of 5 people, people playing soccer, people playing football and text that says 'MOST GOALS + ASSISTS EUROPE'S TOP 3 LEAGUES ALL COMPETITIONS 28 ASSISTS GOALS+ IN 29MATCHES 29 MATCHES REERERN SNOAIVM 28 GOALS+ ASSISTS IN 34 MATCHES ASTON VILLA 1874 HAALAND 27 ASSISTS GOALS+ IN 25 MATCHES MANCHESTER CITY ARTINE MARTINEZ L. 27A 27 ASSISTS GOALS+ IN 30 MATCHES SALAH ( IVERPOO 27 GOALS+ ASSISTS IN27MATCHES 27 MATCHES SCORE 90'

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga