Shaxda Ay Liverpool Kaga Hor Tagi Karto Chelsea Final-ka Kadib Dhaawacyada Ku Habsaday.

Safar kale oo Wembley ah ayaa sugaya Liverpool iyada oo isku diyaarinaysa in ay la kulanto chelsea final-ka Carabao Cup Axada.

Labada kooxood ayaa isaga hor yimid final-ka tartanka 2 sano ka hor iyada oo ay Liverpool ku badisay rikoodhayaal.

Liverpool ayaa galaysa kulanka iyaga oo ugu cad-cad in ay badiyaan marka la eego in ay 22 dhibcood ka horeeyaan kooxda chelsea premier League.

Si kasta ha ahaatee Klopp ayaa wajahaya dhibaato doorashada shaxdiisa ah sabab la xidhiidha dhaawacyo soo gaadhay xiddigaha kulamadii ugu dambeeyay.

Xiddigaha Trent Alexander-Arnold, Diogo Jota ayaa haatanba la xaqiijiyay in ay seegi doonaan kulanka sabab la xidhiidha dhaawaca.

Xiddigaha Alison iyo Jones ayaa sidoo kale uu shaki ku jiraa kadib markii ay dhaawacmeen.

Dominik Szoboszlai ayaa sidoo kale wakhti kula jira tartanka kadib dhaawac muruqa ah oo soo gaadhay.

Hadab wargayska Mailonline ayaa soo saaray shaxda laga yaabo in ay Liverpool kaga hor tagto final-ka tartanka champions League

Liverpool's potential starting XI to face Chelsea in the Carabao Cup final on Sunday

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga