Waa Sidee Tartanka Gooldhalinta Horyaalka Talyaaniga.

Xiddiga reer Argentine ee Lautaro Martinez ayaa sii hogaaminaya gooldhalinta horyaalka Talyaaniga xilli ciyaareedkan.

Weerar yahanka Inter Milan ayaa leh 20 gool isaga oo hor boodaya gool dhalinta horyaalka Talyaaniga.

Waxa ku xiga weeraryahanka kooxda Juventus ee Dusan Vlahovic kaas oo dhaliyay 13 gool ilaa haatan horyaalka Talyaaniga.

Vlahovic ayaa ku guuleystay inuu kordhiyo goolkiisa isagoo dhaliyay gool rigoore ahaa kulankii Juventus barbaraha la gashay Hellas Verona.

Halkan Kaga Bogo gool dhalinta horyaalka Talyaaniga:

1 Lautaro Martinez (Inter Milan) 20 gool.

2 Dusan Vlahovic (Juventus) 13 gool.

3 Olivier Giroud (Milan) 12 gool.

4 Marcus Thuram (Inter Milan) 10 gool.

5 Matthias Sule (Frosinone) 10 gool.

6 Domenico Berardi (Sassuolo) 9 gool.

7 Hakan Calhanoglu (Inter Milan) 9 gool.

8 Joshua Zirkzee (Bologna) 9 gool.

9 Albert Gudmundsson (Genoa) 9 gool.

10 Romelu Lukaku (Roma) 9 gool.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga