Shax Cajiib Ah Oo Laga Sameeyay Xiddigaha Ugu Caawinta Badan Goolasha Xilli Ciyaareedkan.

Gool caawinta ayaa wakhtigan xaadirka ah ka mid ah waxyaabaha ugu muhiimsan kubada cagta adduunka.

Waxa jira xiddigo in ay gool dhaliyaan ka jecel in ay sameeyaan caawin oo ay xiddig kale ka caawiyaan in uu gool dhaliyo.

Xilli ciyaareedkan waxa jira xiddigo badan oo sameeyay gool caawin 5-ta horyaal ee ugu waaweyn qaarada yurub.

Hadaba waxa shax laga sameeyay xiddigaha sameeyay Caawinta ugu badan ilaa haatan 5-ta horyaal ee ugu waaweyn yurub.

Xiddiga garabka uga ciyaara Leverkusen ee Wirtz ayaa ah xiddiga sameeyay caawinta ugu badan isaga oo caawiyay 15 gool.

Waxa ku xiga xiddiga kooxda Arsenal ee Bukayo Saka kaas oo sameeyay 13 caawin ilaa haatan xilli ciyaareedka.

Hadaba Halkan kaga bogo shax laga sameeyay xiddigaha caawinta ugu badan sameeyay 5-ta horyaal ee ugu waaweyn.

May be an image of 11 people, people playing football, people playing soccer and text that says 'MOST ASSISTS XI PLAYERS WITH THE MOST ASSISTS 2023/24 SANE ×12 WATKINS KINS ×12 SAKA ×13 GROSS ×11 GUNDOGAN x10 WIRTZ x15 GRIMALDO ×11 TRENT A-A x10 TRIPPIER ×11 FRIMPONG x10 SCORE MAIGNAN TOTAL ASSISTS: 116'

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga