Mohamed Salah Oo Isku Qoray Taariikhda Premier League

LIVERPOOL, ENGLAND - SEPTEMBER 03: (THE SUN OIUT. THE SUN ON SUNDAY OIUT) Mohamed Salah of Liverpool after scoring the third goal during the Premier League match between Liverpool FC and Aston Villa at Anfield on September 03, 2023 in Liverpool, England. (Photo by John Powell/Liverpool FC via Getty Images)

Xiddiga reer Masar ee Mohamed Salah ayaa kooxdiisa Liverpool ku hogaamiyay guul aad u xiiso badan oo ay 4-2 kaga badiyeen Tottenham, ciyaar ka tirsaneyd tartanka horyaalka Ingiriiska.

Liverpool ayaa uga mahad-celinaysa guusha goolal ay u dhaliyeen xiddigaha Mohamed Salah, Andy Robertson, Cody Gakpo iyo Harvey Elliott.

Mohamed Salah ayaa xili ciyaareedkan sare u qaaday goolashiisa horyaalka premier league 18 gool Halka uu 10 kale caawiyay.

Mohamed Salah waa ciyaartoygii ugu horeeyay ee taariikhda horyaalka Ingiriiska ee 10 gool iyo wax ka badan ka dhaliyay isla markaas caawiyay 10 kale 3 xilli ciyaareed Oo xidhiidh.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga