Miyuu Rasmus Hojlund Ciyaari Karaa Kulanka Liverpool Ee Todobaadka Dambe?

Rasmus Hojlund ayaa la filayaa inuu ku soo laabto Manchester United kulanka FA Cup ee ay la ciyaarayaan Liverpool Axada, sida uu sheegay tababaraha Denmark Kasper Hjulmand.

21-sano jirkaan ayaa qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay, isagoo dhaliyay todobo kulan oo xiriir ah isagoo dhaliyay 13 gool ka hor inta uusan dhaawacmin bishii February.

Ciyaaryahanka heerka caalami ee dalka Denmark ayaa dhaawac muruqa ah soo gaadhay tababarka waxana uu seegay afartii kulan ee ugu danbeysay ee United.Waqtigii uu dhaawacu soo gaaray, Erik ten Hag waxa uu soo jeediyay Hojlund inuu maqnaan doono ‘laba-ilaa-saddex usbuuc waxana la filayay in uu seego kulanka FA Cup-ka ee Liverpool.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga