Xidhiidhka kubada cagta Tunisia ayaa shaqada ka caydhiyay tababare Sabri Lamouchi kadib guuldaradii ka soo gaadhay xulka Sweden.
Xulka Tunisia ayaa guuldaro weyn kala kulmay xulka Sweden kulankoodii furitaanka ee tartanka koobka adduunka.
Haatan waxa la xaqiijiyay in xidhiidhka kubada cagta Tunisia ay shaqada ka caydhiyeen tababare Sabri Lamouchi.
Waa tababarihii ugu horeeyay ee shaqadiisa waayay koobka adduunka ee haatan ka socda America, Mexico Iyo Canada.
Be the first to comment