Xasaasi: Chelsea Oo Shaqada Ka Caydhinaysa Pochettino & Badalkiisa Oo Ay Calaanadsatay.

Kooxda Chelsea ayaa Lagu Soo waramayaa in ay isku diyaarinaysa in ay shaqada ka caydhiso Mauricio Pochettino kadib xilli ciyaareed niyad jab leh.

Chelsea ayaa guuldaro weyn kala kulantay kooxda Wolves Kulan ka tirsanaa horyaala premier league.

Sida Laga Soo xigtay TeamTalk, Chelsea ayaa si aad ah uga fiirsanaysa in ay shaqada ka caydhiso kadib guuldaradio Wolves.

Maamulka sare ee kooxda Chelsea ayaa diyaar u ah in ay iska caydhiso Pochettino hadii ay Heshiis la Gali karto tababaraha kooxda Leverkusen ee xabi Alonso.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga