WARBIXIN: Xiddigo U Soo Wada Ciyaaray Kooxaha Man United Iyo Chelsea.

Kulan xiiso leh ayaa dhexmari doona kooxaha Man United iyo chelsea kulan ka tirsan horyaalka premier League.

Labada kooxood ayaa ku kala jira xaalad adag iyaga oo aan ku jirin qaab ciyaareedkii laga filayay.

Inkasta oo uu xafiiltan weyn ka dhexeeyo hadana labada kooxood ayaa la kala wareegay xiddigo sanadihii ugu dambeeyay taariikhdooda.

Hadaba warbixintan waxa aan ku soo bandhigi doonaa xiddigo soo wada xidhay maaliyada Kooxaha Chelsea Iyo Man United.

Mason Mount:

Waa xiddigii ugu dambeeyay ee kala badasha kooxaha Chelsea Iyo Man United kadib markii uu xagaagii isaga tagay kooxda chelsea kuna biiray Man United.

Romelu Lukaku

Juan Mata

Nemanja Matic

Radamel Falcao

Juan Sebastian Veron

Mark Hughes

Ray Wilkins

George Graham

Paul Parker

 

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga