Man United Vs Chelsea: Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Labada Kooxood Oo La Soo Saaray.

Waxa maanta wada ciyaari doona kooxaha Chelsea iyo Man United kulan adag oo ka tirsan horyaalka premier League.

Man United ayaa booqan doonta Old Trafford kulan ka tirsan todobaadkii 31-aad ee horyaalka premier League.

Labada kooxodo ayaa kulanka soo galaya iyaga oo isha ku haya in ay natiijo kala baxaan kulanka.

Kooxaha Man United iyo chelsea ayaa ku hubaysan xiddigo heer sare ah waxana ku jira qaar qaab ciyaareed cajiib ah soo bandhigay.

Ka hor kulankooda waxa la soo saaray shaxda isku dhafka ah ee labada kooxood iyada oo la qiimeeyay qaab ciyaareedka.

Kooxda Man United ayaa shaxda ku leh 7 xiddig halka ay kooxda chelsea kaliya ku leedahay 4 xiddig.

CHE vs. MNU combined XI

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga