UEFA Oo Soo Saaray Shaxda Ugu Fiican Wareegii Semi-Final-ka Champions League.

UEFA ayaa oo aartay shaxdii ugu fiicnayd wareega Semi-final-ka tartanka champions League kadib kulamo xiiso leh.

Kulamo xiiso leh ayaa la ciyaaray wareega Semi-final-ka tartanka iyada oo xiddigo badan soo bandhigeen qaab ciyaareed cajiib ah.

Kooxaha Inter Iyo PSG ayaa nasiib u yeeshay in ay iska xaadiriyaan Final-ka champions League xilli ciyaareedkan.

UEFA ayaa soo saartay shaxda ugu fiican Semi-final-kii tartanka champions League xilli ciyaareedkan.

Kooxaha iska xaadiriyay Final-ka ee Inter Iyo PSG ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh min 4 xiddig.

Kooxda Barcelona ayaa dhinaceeda shaxda ku leh 3 xiddig halka Arsenal gabi ahaan laga dhexwaayay shaxda.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga