Waxa la Soo gaba-gabeeyay kulamadii lugta Hore Ee Semi-final Champion League iyada Oo la ciyaaray kulamo xiiso leh.
Kulanka Ugu xiisaha badanaa ayaa Ahaa kulankii Ugu xiisaha badanaa iyaga Oo Soo bandhigay qaab ciyaareed wareer ah.
Kulanka kale Oo dhexmaray kooxaha Arsenal Iyo Atletico Madrid Ayaa Ku dhamaaday Bar-baro 1/1 ah.
Kadib kulamadii la ciyaaray UEFA ayaa Soo saartay Shaxda Ugu fiican kulamadii la ciyaaray Ee Semi-final Champions League.

Be the first to comment