Shaxda Ugu Fiican Xulka England Oo La Soo Saaray Ka Hor Tartanka Euro 2024.

Xulalka qaarada yurub ayaa isku diyaarinaya tartanka Euro 2024 oo la filayo in la qabto bilo yar kadib.

Iyada oo xilli ciyaareedka 2023/2024 ku dhawyahay dhamaad xulalka ayaa isku diyaarinaya tartanka xiisaha leh.

Shabakada Whosecored ayaa qiimaysay xiddigaha xulka England isla markaas shax ka samaysay ka hor tartanka.

Waxa shaxda laga dhex waayay xiddigo badan oo ka mid yahay xiddiga Man United ee Marcus Rashford iyo waliba xiddiga Ajax ee Henderson.

Halkan Kaga Bogo shaxda.

England would have a new-look defence based on WhoScored ratings

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga