Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Premier League & Carabao Cup-ka Oo La Soo Saaray.

Waxa la soo afjaray todobaad xiiso leh oo ka tirsan horyaalka premier League iyo waliba final-ka tartanka Carabao cup-ka.

Kooxaha Arsenal iyo Man City ayaa badiyay si ay u sii wadaan baacsiga ay ugu jiraan hogaamiyayaasha Liverpool.

Dhinaca kale Man United ayaa guuldaro lama filaan ah kala kulantay kooxda Fulham kulan ka dhacay Old Trafford.

Kooxda Liverpool oo adeegsatay caruur ayaa ceebasay Liverpool kana qaaday koobka Carabao cup-ka.

Kadib kulamada la ciyaaray waxa la soo saaray shaxda ugu fiican ee todobaadkan premier League iyo League cup-ka.

Kooxaha Man City, Liverpool, Arsenal iyo Aston Villa ayaa shaxda ku leh min 2 xiddig.

Kooxaha West Ham, Fulham iyo Crystal Palace ayaa shaxda dhinacooda ku leh min hal xiddig.

Garth Crook's team of the week graphic

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga