Kooxaha Ugu Koobabka Badan Taariikhda England Oo La Soo Saaray.

Liverpool ayaa Axadii u dabaal-dagtay ku guulaysiga koobka Carabao cup-ka oo ay ka qaaday kooxda chelsea.

Kooxda Klopp ayaa sii dheeraystay hogaanka ay u hayso kooxaha ugu koobabka badan taariikhda England.

Liverpool ayaa ku guulaystay koobkii 46-aad ee taariikhdooda iyaga oo ah kooxda ugu guulaysiga badan.

Waxa ku xigta kooxda Man United oo ku guulaystay 46 koob taariikhdooda.

Waxa ku xigta kooxda Arsenal oo 31 koob ku guulaystay taariikhdooda halka ay Man City iyo chelsea ku xigaan iyaga oo ku guulaystay min 25 iyo 26 koob.

Halkan Hoose kaga bogo kooxaha ugu koobabka badan taariikhda kubada cagta England.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga