Shaxda Ugu Fiican Todobaadka Champions Legaue Oo La Soo Saaray

Waxa la ciyaaray kulamo champions League oo la ciyaaray kulamo xiiso iyo xamaasad leh.

Kooxaha PSG, Man City, Bayern Munich iyo Real Madrid ayaa dhamaantood helay natiijooyin fiican iyaga oo u gudbay wareega xiga.

Xiddigo badan ayaa soo bandhigay qaab ciyaareed cajiib ah iyaga oo is muujiyay kulamadii ay ciyaareen.

Kadib dhamaadka kulamada labada maalmood socday waxa la soo saaray shaxda ugu fiican ee wareega Champions League.

Kooxda Bayern Munich ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 5 xiddig shaxda ugu fiican champions League todobaadka.

Kooxda Man City ayaa ku xigta iyaga oo shaxda ku leh laba xiddig halka kooxaha Kophenhigen, PSG iyo Sociedad min hal xiddig ku leeyihiin shaxda.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga