Shax Laga Sameeyay Xiddigaha Dhaawaca Uga Maqan Liverpool Oo La Soo Saaray.

Kooxda Liverpool ayay ku habsatay masiibo dhaawac kulamadii ugu dambeeyay ee xilli ciyaareedkan.

Xiddigaha Jota iyo Jones ayaa ah labadii xiddig ee ugu dambeeyay ee ka dhaawacmay kooxda Liverpool.

Kadib dhaawacyadaas Liverpool ayay haatan ka dhaawacan yihiin ugu yaraan 10 xiddig oo ka ciyaara boosas kala duwan.

Waxa shax laga sameeyay xiddigaha ka dhaawacmay kooxda Liverpool ilaa haatan xilli ciyaareedkan kulamadii ugu dambeeyay.

Halkan Kaga Bogo shax laga sameeyay xiddigaha ka dhaawacan kooxda Liverpool.

Image

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga