Qaar ka mid ah Xogaha Ballon d’Or:

▪︎Laacibkii ugu horreeyay ee loo caleemo saaray waa Ingiriisi “Stanley Matthews” 1956
▪︎Lionel Messi ayaa ah xiddiga ugu badan ee loo caleemo saaray 07 jeer, waxaana ku soo xiga Cristiano Ronaldo 05 jeer
▪︎Michel Platini waa ciyaaryahankii ugu horeeyay ee ku guuleysta Ballon d’Or 03 jeer oo xiriir ah
▪︎George Weah waa ciyaaryahankii ugu horeeyay ee ku guulaysta abaal marinta Ballon d’Or ee matala meel ka baxsan Yurub, waana Afrikaan kaliya ee ku guuleystay 1995.
▪︎Lev Yashin, waa goolhayaha/Boortaha kaliya ee ku guuleystay kubbadda dahabka 1963dii
▪︎Di Stéfano waa ciyaaryahankii ugu horeeyay ee laba jeer ku guuleysta Ballon d’Or
▪︎Leo Messi waa ciyaaryahankii ugu horeeyay ee ku guuleysta Ballon d’Or 04 jeer oo xiriir ah
Ballon d’Or caawa yaa mudan, bilaa caadifad macnaha?.
Bal adba!

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga