RASMI: Chelsea oo soo bandhigtay saxiixii ayla soo wareegtay , Xidig aan caadi aheyn …

Chelsea ayaa si rasmi ah ula soo wareegtay Pep Chavarría, oo ah daafac bidix oo 28 jir ah, kana yimid kooxda Rayo Vallecano, heshiiska ayaa ku kacaya €19 milyan, iyadoo ay ku jiraan €2 milyan oo gunnooyin ah.

Chavarría ayaa muujiyay sida uu ugu faraxsan yahay tallaabadan, isagoo sheegay in Xabi Alonso uu sabab weyn u yahay go’aankiisa Chelsea ugu biirista.

Wuxuu yiri: “Waxaan halkan u imid Xabi dartii. Aniga ahaan, wuxuu ka mid yahay tababarayaasha ugu fiican waqtigan. Aad ayaan ugu faraxsanahay inaan ku biiro mid ka mid ah kooxaha ugu wanaagsan adduunka.”

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga