Hansi Flick muxuu ka yiri bixitaanka ferran Torres & kubiiristiisa PSG ?

Hansi Flick ayaa ka hadlay xaaladda Ferran Torres, isagoo sheegay inuusan wax xog ah ka hayn xaaladda hadda taagan.

Tababaraha Barcelona Hansi Flick ayaa yiri: “Waxaan ixtiraamaa dhammaan ciyaartoyda, laakiin waqtigan xaadirka ah waxba kama ogi xaaladda.”

Flick ayaa intaas ku daray inuu diiradda saarayay kooxda iyo shaqada uu hayo, isaga oo yiri: “Anigu waxaan ku mashquulsanaa kooxda, mana garanayo wax faahfaahin ah.”

Hadalkan ayaa muujinaya in Flick uusan doonayn inuu faallo ka bixiyo wararka ama xaaladda la xiriirta Ferran Torres, ilaa uu helo xog rasmi ah.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga