Aabbaha xiddiga reer Argentina ee Lionel Messi, Jorge Messi, ayaa la xaqiijiyay inuu geeriyooday isagoo 68 sano jir ah.
Jorge wuxuu ahaa qof si weyn ugu dhowaa Lionel Messi, waxaana uu door muhiim ah ku lahaa nolosha iyo safarka kubbadeed ee wiilkiisa tan iyo yaraantiisii.

Geeridiisa ayaa murugo weyn ku abuurtay qoyska Messi iyo dadka sida dhow ugu xeernaa. Waxaa tacsi iyo tiiraanyo loo dirayaa Lionel Messi, qoyskiisa iyo dhammaan eheladii iyo asxaabtii uu ka geeriyooday.
Be the first to comment