Premier League Oo Soo Saaray Shaxdii Ugu Fiicnayd Xilli Ciyaareedka.

Premier League ayaa soo saaray shaxda ugu fiican Premier League iyada oo ay codeeyeen taageerayaasha premier League.

Taageerayaasha premier League ayaa codkooda ka dhiibtay xulashada shaxda ugu fiican premier League.

Kooxda Man City ayaa shaxda ku leh xiddigaha Phil Foden, Erling Haaland, Rodri iyo Kevin De Bruyne kuwaas oo wacdaro dhigay xilli ciyaareedka.

Kooxda kaalinta 2-aad ku dhamaystay ee Arsenal ayaa iyaduna shaxda ku leh xiddigaha Raya, Saliba, Gabriel Iyo Ben White.

Kaliya 3 kooxood oo kale ayaa xiddigo ku leh shaxda ay taageerayaashu u codeeyeen.

Kooxaha Liverpool, Chelsea Iyo Aston Villa ayaa shaxda ku leh min hal xiddig.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga