
Tababaraha Kooxda Liverpool ee Arne Slot ayaa ka hadlay wararka kooxda Liverpool la xidhiidhinaya saxiixa xiddiga kooxda Leverkusen ee Frimpong.
Liverpool ayaa ku dhaw saxiixa xiddiga Frimpong kaas oo si weyn loo filayo in uu ku biiro Reds maalmaha soo socda.
Ka hor shirka ka horeeya kulanka Todobaadka Slot ayaa wax laga waydiiyay heshiiska ay ku doonayaan Frimpong.
“Waxa ay noqonaysaa jawaab caajis ah, kama hadalno ciyaartoyada aan doonayno in aan keeno ilaa inta ay noo saxiixaan”.
Be the first to comment