
Mid ka mid ah Ballon d’Or-ka ugu miisaanka culus lana siiyay ruux mudan ayaa ahaa kii uu Kaka ku guuleystay xilli ciyaareedkii 2007, “Ricardo Izecson dos Santos Leite” ayaa sidoo kale ku guuleystay xilli ciyaareedkaas:
▪︎Champions League
▪︎Gooldhaliyaha ugu sareeya Champions League
▪︎Koobka Kooxaha Adduunka
▪︎Ciyaaryahankii Ugu Fiicnaa Koobka Kooxaha Adduunka
▪︎European Super Cup
▪︎Copa America
▪︎Laacibka ugu fiican Yurub
▪︎Laacibkii ugu fiicnaa Horyaalka Talyaaniga.
Be the first to comment