Kooxaha Man City iyo Liverpool ayaa beeniyay wararka Luis Diaz la xidhiidhinaya Man City.
Saacadihii ugu dambeeyay ayaa la isla dhexmarayay wararka sheegaya in uu Diaz ku biirayo Man City.
Wararka ayaa sheegay in uu Diaz heshiiska shaqsiga ah la gaadhay kooxda Man City si uu ugu biiro kooxda.
Si kasta ha ahaatee Fabrizio Romano ayaa sheegay in ilo wareedyo ku dhaw labada kooxood beeniyeen wararkaas.
Be the first to comment