Liverpool Vs Man City: Shaxda Isku Dhafka Ah Ee Labada Kooxood Oo La Soo Saaray.

Kooxaha Man City iyo Liverpool ayaa isaga hor iman doona kulan ka tirsan premier League.

Labada kooxood ayaa kulanka soo galaya iyaga oo ku jira qaab ciyaareed cajiib ah kuna tartamaya horyaalka.

Liverpool ayaa kulanka soo galaysa iyaga oo hogaaminaya horyaalka isla markaas hal dhibic ka sareeya kooxda Guardiola.

Dhinaca kale labada kooxod ayaa ku hubaysan xiddigo heer caalami ah oo ku jira qaab ciyaareed cajiib ah.

Ka hor kulankooda waxa la soo saaray shaxda isku dhafka ah ee labada kooxood iyada oo la soo qaadanayo xiddigaha qaab ciyaareedka fiican ku jira.

Kooxda Man City ayaa shaxda ku leh xiddigaha ugu badan iyaga oo ku leh 8 xiddig halka ay Liverpool shaxda ku leedahay kaliya 3 xiddig.

Liverpool-Man City combined XI

1 Comment

  1. Shaxda ma mid mirqaansan ba sameeyey waxaa meesha ha keenina arnold waaba dhawace
    shax somali

Dhiibo Fikirkaaga