Halka Uu Joao Felix Ka Gali Karo Shaxda Chelsea.

Joao Felix ayaa ku sii dhawaanaya in uu ku biiro kooxda Chelsea.

Xiddiga reer Portugal ayaa la filayaa in uu garabka weerarka uga ciyaaro kooxda.

Xiddiga ayaa si fiican u garanaya Stamford Bridge maadama uu horay amaah ugu qaatay kooxda.

Xiddiga ayaa 20 kulan horay ugu ciyaaray kooxda chelsea waxana uu dhaliyay 4 gool wakhtigii uu amaahda ku qaatay.

Felix ayaa la filayaa in uu Palmer iyo Jackson la hogaamiyo weerarka kooxda chelsea.

A potential starting XI for Chelsea with Joao Felix as a left winger

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga