DEG-DEG: Isku Aadka Wareega 16 FA Cup-ka Oo La Soo Saaray

Waxa la Soo saaray isku aadka wareega 16 tartanka FA cup  xilli ciyaareedka.

Kooxaha Arsenal, Man City iyo Liverpool ayaa ogaaday kooxaha ay la ciyaarayaan tartanka FA cup-ka.

Kooxda Liverpool ayaa ku aaday kooxda wolves kulan ay Reds Marti noqon doonto.

Kulanka ugu xiisaha badan ee isku aadka ka Soo baxay ayaa ah kulanka dhexmari doona kooxaha Newcastle iyo Man City.

Halkan kaga bogo isku aadka oo dhamaystiran.

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga