Declan Rice Oo Hadlay Kulankii Ay Arsenal Garaacday Liverpool

Xiddiga khadka dhexe ee kooxda Arsenal ee Declan Rice ayaa ka hadlay guushii ay kooxdiisu ka gaadhay Liverpol kulan ka tirsnaaa premier League.

“Waan ogeyn muhiimada ciyaarta maanta, farqiga yar ee kubada cagta iyo farqiga u dhexeeya ayaa noqon lahaa mid weyn ama mid yar”.

“Waxa kaliya ee uu diirada saaray qof walba waxa ay ahayd in aan guulaysto oo aan helno saddex dhibcood”.

“Bilowgii ilaa dhamaadkii runtii waxay ahayd wax wanaagsan, waxaana filayaa inaad maanta dareemi karto taas”.

“Waxa ay ahayd mid aan fiicnayn ina nalaga dhaliyo goolka daqiiqadii 45-aad”.

“Ugu dambayntii waxa aan helnay 3-da dhibcood waana mid augu mihiimsan”

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga