Arsenal Vs Bayern Munich, Barcelona Vs Dortmund & Isku Aadka Wareega 8 Dhamaadka Champions League Oo La Saadaaliyay.

Waxa maanta la samayn doonaa isku aadka wareega 8 dhamaadka champions League xilli ciyaareedkan.

Tartanka champions League ayaa la filayaa in ay ka soo baxaan isku aad xiiso leh.

Kooxaha Man City, Real Madrid, Barcelona, Atletico Madrid, Arsenal, Bayern Munich, Dortmund iyo Arsenal ayaa dhamaantood isha ku haya isku aadka.

Sidii caadada ahayd isku aadka ayaa la samayn doonaa maanta oo jimce ah 2:30 Duhurnimo wakhtiga Somaliya.

Hadaba shabakada Kooxda.con ayaa saadaalisay sida uu noqon doono isku aadka tartanka maanta.

Arsenal Vs Bayern Munich

Man City Vs PSG

Real Madrid Vs PSG

Dortmund Vs Barcelona

Be the first to comment

Dhiibo Fikirkaaga